CARENET


Go to content

Main menu:


Mental health



Mental health Target group About the booklet Pages Format Read Somali Mantal health 90 word.doc Click here


Hordhac

Sida xanuunnada kale ee jirka ayaa xanuunnada maskaxduna siyaalo badan qofka ugu dhacaan. Xanuunnada maskaxda weli cabsi baa laga qabaa, waayo khalad baa dad badani ka fahamsan yihiin, waase marxalad laga gudbi karo marka qofka aqoontiisu sii korodhaba. Waxa hadaba loogu bishaaraynayaa qofka maskaxda ka jirran ama qof uu garanayaa xanuunsanayo in dhammaan xanuunnada maskaxda la daaweyn karo.

Waa maxay xanuunka maskaxda (miirka)

Waa isbadel ku yimaado jirkaaga deganaashihiisi ee saameeyn ku yeesho dhankastaba noolashaada sida xanuunnada kale ee jirka ayaa xanuunnada maskaxduna siyaalo badan qofkaugu dhacaan. Xanuunnadamaskaxda weli cabsi baa laga qabaa, waayo khalad baa dad badani ka fahamsan yihiin, waase marxalad laga gudbi karo marka qofka aqoontiisu sii korodhaba. Waxa hadaba loogu bushaaraynayaa qofka maskaxda ka jirran ama qof uu garanayaa xanuunsanayo in dhammaan xanuunnada maskaxda la daaweyn karo. Faahfaahin dheeraad ah halkaan ka akhriso







Target group Subject No of pages
Somali Mental Health 90
Somali Mental Health 88
Somali women Breast Screening 02
Somali Community
mental
health services
18
Service providers 16

CARENET You got to serve somebody | info@healthconcerns.org.uk

Back to content | Back to main menu